Ma qabtaa su’aal ama waxaad u baahan tahay caawimaad?
Showqi Academy waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino koorsooyinka, isdiiwaangelinta, lacag-bixinta iyo wixii caawimaad ah ee aad u baahan tahay.
WhatsApp nagala soo xiriir, kooxdayada taageeraduna waxay kuu sharxi doontaa tallaabooyinka aad u baahan tahay si aad waxbarashadaada u bilowdo.